Agaasimihii Wasaarada Gargaarka oo Xilka laga qaaday iyo Mid Cusub oo la magacaabay

Digreeto kasoo baxday Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xamsa Saciid Xamsa ayaa shaqada looga joojiyay agaasimihii guud ee Wasaarada Gargaarka iyo Musiibooyinka Ismaaciil Colow Wasiirka ayaana cadeyn sababaha uu shaqada uga joojiyay agaasimaha oo dhowr bil kaliya xilkaasi hayay, waxaana wararka aan helnay sheegayaan in khilaaf xoogan oo la xalin waayay uu soo kala … Continue reading Agaasimihii Wasaarada Gargaarka oo Xilka laga qaaday iyo Mid Cusub oo la magacaabay